Jamaame.com waa shabakada cusub ee gobolada koofureed..

 » Home page

 » About us

 » New Articles

 » Our Region News

 » Our Debate

 » Feedback Form

 » Contact Us

 Other Somali Links
 » Allpuntland.com
 » Allwadani.com
 » Arlaadi.com
 » Alldalka.com
 » Aftahan.com
 » Afgoi.com

 » » » B « « «

 » Baidoa.com
 » Banadirsoftware
 » Buurhakaba.com
 » Balcad.com
 » Banadir.com

 » » » C « « «

 » Cayaaraha.com
 » Ceelbuurnet.com
 » Cogwo.org
 » Cadayga.com

 » » » D « « «

 » Dayniile.com
 » Djibnet.com
 » Deeyoo.com
 » Diinsoor.com

 » » » F « « «

 » Falson.org

 » » » G « « «

 » Gedonet.com
 » Geeskaafrika.com
 » Gedonet.com
 » Goobjoog.net

 » » » H « « «

 » Harardhere.com
 » Hilinkatoosan.com
 » Hiiraan.com

 » » » I « « «

 » Idamaale.com
 » Irinnews.org
 » Iibso.com

 » » » J « « «

 » Jowhar.com
 » jamhuuriya.info
 » jiimonet.com

 » » » K « « «

 » kenyasomalis.org
 » Kismayo.com

 » » » L « « «

 » Lafoole.com

 » » » M « « «

 » Markacadeey.com
 » Midnimo.com
 » Maayland.com
 » Midgaan.com

 » » » M « « «

 » Nugaal.net
 » Nugaal.com

 » » » P « « «

 » Pace magazine
 » Puntlandpost.com
 » Puntlandtalk.com

 » » » Q « « «

 » Qandala.com
 » Qaranimo.com
 » Qorahay.com


Wasiirka Bii’ada iyo Maareynta Aafooyinka oo si xoog leh u beeniyay in uu ka baxsaday magaalada Jowhar oo lagu caburinayay

Wasiirka Bii’ada iyo Maareynta Aafooyinka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Md. Maxamed Cusmaan Maye ayaa maanta si xoog leh u beeniyay war ay saakay sii daayeen qaar ka mid ah Idaacadaha Muqdisho.

Maxamed Cusmaan Maye oo ku sugan Hotelka Ramadaan ee magaalada Muqdisho, isla markaana shir jaraa’id qabtay ayaa warkaasi wuxuu ku tilmaamay mid aan sal iyo raad lahayn.

isla markaana laga been abuurtay, wuxuuna caddeeyay in uu si caadi ah u joogay magaalada Jowhar, isla markaana uu xorriyad ku heystay.

Wasiirka waxaa uu intaas ku daray in uu Muqdisho ku sugnaa xiligii adkaa ee la soo maray, isla markaana uu si nabadgelyo ah u joogay, isagoo tilmaamay in uu yahay ruux xor ah oo tegi kara meeshii uu ka doono dalka Soomaaliya, isla markaana uusan la hayste ahayn.

“Waxaan u imid halkan maareynta aafada dhex taala dowladda federaalka Soomaaliya.

Waxaana kaloo u imid magaalada Muqdisho arrimo la xiriira dib u heshiisiinta”ayuu yiri Maxamed Cusmaan Maye oo sheegay in uu wada hadallo la yeeshay Guddoomiyaha baarlamaanka iyo xubno kale.

Kuwaasi oo ay isla soo qaadeen sidii loo dhameyn lahaa khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliyeed.

Wasiirka Bii’ada iyo Maareynta Aafooyinka Md. Maxamed Cusmaan Maye waxaa uu sheegay in aysan la qumaneyn in la cambaareeyo dowlado kaalmeynaya Dowladda Federaalka Soomaaliyeed oo ah mid u baahan gacan siinta Beesha Caalamka.

Wuxuuna dhanka kale aqoonsi siiyay Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md. Maxamuud Xasan Cali (Cadde), kaasi oo ay wada degan yihiin Hotelka Ramadaan ee Magaalada Muqdisho.

««« Go Home

 



Enter Keywords:
Tafsiirka Quraanka
 » Muxaadarooyinka
 » Tafsiir Quraan_1
 » Tafsiir Quraan_2
 » Tafsiir Quraan_3
 » Suurah AlCimraan
 Wareeysigii Maye!!
 
Wareeysigii Maye

 

World Newspaper

 » Al - jazeera.net !!

 » Arab Newspapers

 » Addis-tribune.com

 » Ken. Daily Nations

Halkaan ku sameeyso iidhehda




jammaame.com - All rights reserved - © 2005