Jamaame.com waa shabakada cusub ee gobolada koofureed..

 » Home page

 » About us

 » New Articles

 » Our Region News

 » Our Debate

 » Feedback Form

 » Contact Us

 Other Somali Links
 » Allpuntland.com
 » Allwadani.com
 » Arlaadi.com
 » Alldalka.com
 » Aftahan.com
 » Afgoi.com

 » » » B « « «

 » Baidoa.com
 » Banadirsoftware
 » Buurhakaba.com
 » Balcad.com
 » Banadir.com

 » » » C « « «

 » Cayaaraha.com
 » Ceelbuurnet.com
 » Cogwo.org
 » Cadayga.com

 » » » D « « «

 » Dayniile.com
 » Djibnet.com
 » Deeyoo.com
 » Diinsoor.com

 » » » F « « «

 » Falson.org

 » » » G « « «

 » Gedonet.com
 » Geeskaafrika.com
 » Gedonet.com
 » Goobjoog.net

 » » » H « « «

 » Harardhere.com
 » Hilinkatoosan.com
 » Hiiraan.com

 » » » I « « «

 » Idamaale.com
 » Irinnews.org
 » Iibso.com

 » » » J « « «

 » Jowhar.com
 » jamhuuriya.info
 » jiimonet.com

 » » » K « « «

 » kenyasomalis.org
 » Kismayo.com

 » » » L « « «

 » Lafoole.com

 » » » M « « «

 » Markacadeey.com
 » Midnimo.com
 » Maayland.com
 » Midgaan.com

 » » » M « « «

 » Nugaal.net
 » Nugaal.com

 » » » P « « «

 » Pace magazine
 » Puntlandpost.com
 » Puntlandtalk.com

 » » » Q « « «

 » Qandala.com
 » Qaranimo.com
 » Qorahay.com


Our Region News

Ahdaafta iyo Rajooyinka -

Waxaa farxad, sharaf iyo tilaabsi ween oo horsocod kheer- qaba leh noqonkara in maanta qof walaba oo farsoomaliga akhrisankaro awood u leeyahay in internetka uu ka akhristo barnaamijyo kala gedisan oo ku habeeysan web site xambaarsan magac kamid eh macagyada magaalooyinka ugu muhimsan dhulka hooyo Somalia.

Ahdaafta iyo rajooyinka aan la soo koobi karin oo la rajeeynaano in webkaan fulinteeda qeeb libaax ka qaato waxaa ka mid ah:

  • Inuu webka marwalba niyada ku haayo inuu yahay hormuudka hormarinta adeega waxbarashada oo ku aadan ubadaka seegey xaqiisi ahaa inuu bulshadiisa ka helo tacliin iyo tababar karita jaahilnimada.

  • Awoodna u siiya inuu noqdo xubin waxtar u leh bulshada soo barbaarise, jensiga sumadiisa ay ku taalo iyo adoonweeynaha maanta noqde buulo yar oo iska warqabto.

  • Inuu hogaamiyo halgan ku toosana kahortaga iyo baajinta codurada caanka eh oo caruurta laga badbaadinkaro. Iyo inuu ka shaqeeyo hormarinta cafimaadka guud ee bulshada.

  • Iskuxirida iyo adkeenta xariirka u dhaxeeyo dadka dibadaha ku nool iyo goobta ay ku dhashteen.

  • Diwaangelinta xasuuqa, dilka, kufsiga, afduubka gebhada, dhaca, cadaadiska, argagexinta iyo kutumashada xuqooqda aadanaha ee qabqablayasha dagaalka iyo taag-yeere-yaashooda hubeeysan ugeesteen bulshada nabada jecel ee Jamaame.

  • Qorsheenta dhisida STATE ugaar eh bulshada Jamaame iyo fidinta afkaarta dhisida dowlad federaal eh oo loo wada simanayaha loona wada dhanyahay.

  • Horseedka halganka ku aadan helitaanka nabad, amaan, xasilooni, iyo ka qeeb-galka dhisida dowlad Somaliyeed oo ku taagan tiirar xaq ku saleeydan.

  • Kor-uqaadida wacyiga siyaasadeed ee bulshada jamaame garr ahaan iyo bulshoweenta Somaliya guud ahaan.

  • Kordhinta wacyiga iyo aqoonta hoyaada iyo geberta Somaliyeed.

  • Fidinta aragtida iyo akhriska cusub ee dhiinta Islaamka.

  • Fidinta afkaarta dimooqaraadiyada, xuriyada, sinaanta, xishmeenta xaqa iyo cadaalada iyo xurmeenta xaqa dadka laga tiro badanyahay.

  • Xishmeenta afkaarta iyo aragtida kala-gedisan ee dadka xambaar-sanyihiin iyo xuriyada kudbinta qoolka (Xuriyada Hadalka)

  • Kobcinta iyo barbaarinta afka hooyo iyo kufaanida adeegsigiisa.

  • Qoritaanka taariikhda Somaliyeed ee ku aadan jihaadkii muqadaska ahaa ee mujaahidiinta bulshda magaalda Marka ku caabiyeen gumeestihii Talyaaniga.

  • Ladagaalanka qaadka, daroogada iyo dhamaan maandooriyaha kufidsan bulshada.

  • Webka waxuu si sharaf iyo xishmad leh usoo dhaweeynaya qoraa kasto oo jecel inuu afkaartiisa fidiyo shardina ma’ahan in qoraalaakiisa yahay af-Somali.

    Qore: Axmed Sheikh Cismaan Dhunuqooy

    ««« Go Home

 



Enter Keywords:
Tafsiirka Quraanka
 » Muxaadarooyinka
 » Tafsiir Quraan_1
 » Tafsiir Quraan_2
 » Tafsiir Quraan_3
 » Suurah AlCimraan
 Wareeysigii Maye!!
 
Wareeysigii Maye

 

World Newspaper

 » Al - jazeera.net !!

 » Arab Newspapers

 » Addis-tribune.com

 » Ken. Daily Nations

Halkaan ku sameeyso iidhehda




jammaame.com - All rights reserved - © 2005