hambalyo gaar ah waxaa loo gudbinayaa, arooska iyo aroosadda Malyuun Cali Xuseen Cabdullaahi iyo Abuukar Axmed Siyaad "Camey", oo ku aqal galaey dalka Sweden caasimaddiisa Stockholm.
Dhammaan ahalaka gaar ahaan waalidiinta iyo dhallinyerada wiilal iyo gebdho iyo asxaabta oo idil waxay arooskani u baryayaan inuu ilaahy ka dhigo kuwii isku nwaarey, ilaahayna kala siiyey awolaad barrii ah
bash wiil bash gebedh, amase wiil iyo caano iyo gabadh iyo caano ayaa loo woda baryayaa inuu ilaahy ku manneysto.
Annagana waxaan u baryeynaa sidaa iyo si kasii fiican inuu ilaahay ku woda waariyo jaceyl iyo barwaaqo , awlaad anfaca iyo farxad waarta inuu ilaahay woda siiyo.. waxaana leennahay mabruug arooskiinna.
Xafiiska Jammaame
jammaame@gmail.com
Shabakada jammaame :Halqabsi: Waarimeyside war hakaa hadho.
Qof walbo aragtidiisa iyo odhaahdisa asaga ayaa ka mas'uul ah.
Shabakada jammaame :Halqabsi:Waarimeyside war hakaa hadho.
Qof walbo aragtidiisa iyo odhaahdiisa asaga ayaa ka mas'uul ah.
qoraalka ma matilaayo aragtida shabakada haba yeraatee.
jammaame@gmail.com
Jammaame Information Center webmaster@jammaame.com
««« Go Home
|
|
jammaame.com - All rights reserved - © 2005 |