Jamaame.com waa shabakad madax bannaan dhexdhexaad ah.

01/05/2008     SOMALIA IYO CAALAMKA

Ku dhawaad 9 Hoobiye oo Galabta lagu Weeraray Warshada Baastada oo fariisin u ah Ciidamada Ethiopia.

.

Muqdisho.1. May .2008. (Sh.M.Network)-Kooxaha ka soo horjeeda joogitaanka Ciidamada Ethiopia ayaa Ku dhawaad 9 hoobiye waxaa galabta lagu Weeraray Warshada Baastada oo fariisin u ah Ciidamada Ethiopia iyadoo aan la ogeyn qasaaraha soo gaaray Ciidamada Ethiopia.

Ciidamada Ethiopia ayaa waxa ay ku jawaabeen madaafiic gaareysa ilaa 7 madfac islamarkaana aan la ogeyn wax yeelada soo gaartay dadka Rayidka ah ee ku harsan qeybo ka mid ah degmada hilwaa ee Magaalada Muqdisho.

Goob joogayaal ayaa Shabelle u sheegay in galabta Weerar lagu qaaday Warshada baastada islamarkaana jawaab ay ka bixiyeen Ciidamada,waxaana uu intaasi ku daray in aan la ogeyn wax yeelada soo gaartay dadka rayidka ah.

Somali

Xafiiska shabakada jammaame

Xafiiska Jammaame
jammaame@gmail.com


Shabakada jammaame :Halqabsi: Waarimeyside war hakaa hadho. Qof walbo aragtidiisa iyo odhaahdisa asaga ayaa ka mas'uul ah.
Shabakada jammaame :Halqabsi:Waarimeyside war hakaa hadho. Qof walbo aragtidiisa iyo odhaahdiisa asaga ayaa ka mas'uul ah.
qoraalka ma matilaayo aragtida shabakada haba yeraatee.

jammaame@gmail.com
Jammaame Information Center webmaster@jammaame.com

««« Go Home


jammaame.com - All rights reserved - © 2005