|
Hambalyo,Hambalyo,Hambalyo,Hambalyo, Arooska Maxamed Saciid iyo Nimco ž

Hambalyo, hambalyo, hambalyo,waxaan u woda hambalyeyneynaa annaga oo ah maamulka iyo shaqaalaha shabakada jammaame iyo akhristayaasha shabakada , Reer Xildhibaan Saciid Maxamed cali iyo Reer Abdullaah Jaamac, arooska dhex marey ubadkoosa, ee kala ah, Maxamed Saciid Maxamed Cali iyo Nimco Abdullaahi Jaamac.
arooska iyo Aroosadda waxay ku aqal galeen magaalada London, bishu markay ahayd 4/7/2009, arooskaasi oo ahaa mid ay ku woda kulmeen dhammaan qaraabada iyo saaxiibada arooska iyo aroosadda, iyo labada reerba.
Waxaa kale oo hambalyadaan ka qeyb ka leh, oo shabakada usoo mariyey Xildhibaan Saciid Maxamed Cali iyo reerkiisa iyo waxa uu dhaley, reer Cabdullaahi xasan, iyo waxay dhaleen, iyo reer cabdullaahi iyo waxay dhaleen
Intaba waxay Ilaah oogu baryayaan Ubad iyo Caano,inuu ka yeelo kuwii isku waarey , noqdeyna kuwa dalkooda iyo dadkooda wax tara, kala siiyana Ubad baarri ah.
waxaa kale oo hambalyo gaar ah usoo diraaya Xasan Sheekh Cismaan iyo Xaasaskiisa iyo Carruurtiisa, waxayna ilaahay ka baryayaan inuu araaskaani ka dhigo mid waara oo Ubad iyo Caano iyo barwaaqana rabbiga ayay ooga baryayaan Xildhibaanka iyo arooska Maxamed saciiid Iyo Nicmo Cabdullaahi.
Waxaa kale oo halkaan hambalyo ballaaran usoo marinaayo Cabdijabbaar Axmed Xuseen iyo reerkiisa waxayna u baryayaan inuu Ilaahay arookani ka dhigo kii liibaaney,Ubad iyo Caano , iyo kuwa isku waara inuu Ilaahay ka dhigo.
Hambalyo,Hambalyo,Hambalyo,Hambalyo ,Hambalyo,Hambalyo,Hambalyo,Hambalyo.
Maamulak xafiiska shabakada :
jammaame@gmail.com
Xafiiska Jammaame
jammaame@gmail.com
Shabakada jammaame :Halqabsi: Waarimeyside war hakaa hadho.
Qof walbo aragtidiisa iyo odhaahdisa asaga ayaa ka mas'uul ah.
Shabakada jammaame :Halqabsi:Waarimeyside war hakaa hadho.
Qof walbo aragtidiisa iyo odhaahdiisa asaga ayaa ka mas'uul ah. qoraalka ma matilaayo aragtida shabakada haba yeraatee.
jammaame@gmail.com
Jammaame Information Center webmaster@jammaame.com
««« Go Home
|
|
jammaame.com - All rights reserved - © 2005 | |