Jamaame.com waa shabakada cusub ee gobolada koofureed..

 » Home page

 » About us

 » New Articles

 » Our Region News

 » Our Debate

 » Feedback Form

 » Contact Us

 Other Somali Links
 » Allpuntland.com
 » Allwadani.com
 » Arlaadi.com
 » Alldalka.com
 » Aftahan.com
 » Afgoi.com

 » » » B « « «

 » Baidoa.com
 » Banadirsoftware
 » Buurhakaba.com
 » Balcad.com
 » Banadir.com

 » » » C « « «

 » Cayaaraha.com
 » Ceelbuurnet.com
 » Cogwo.org
 » Cadayga.com

 » » » D « « «

 » Dayniile.com
 » Djibnet.com
 » Deeyoo.com
 » Diinsoor.com

 » » » F « « «

 » Falson.org

 » » » G « « «

 » Gedonet.com
 » Geeskaafrika.com
 » Gedonet.com
 » Goobjoog.net

 » » » H « « «

 » Harardhere.com
 » Hilinkatoosan.com
 » Hiiraan.com

 » » » I « « «

 » Idamaale.com
 » Irinnews.org
 » Iibso.com

 » » » J « « «

 » Jowhar.com
 » jamhuuriya.info
 » jiimonet.com

 » » » K « « «

 » kenyasomalis.org
 » Kismayo.com

 » » » L « « «

 » Lafoole.com

 » » » M « « «

 » Markacadeey.com
 » Midnimo.com
 » Maayland.com
 » Midgaan.com

 » » » M « « «

 » Nugaal.net
 » Nugaal.com

 » » » P « « «

 » Pace magazine
 » Puntlandpost.com
 » Puntlandtalk.com

 » » » Q « « «

 » Qandala.com
 » Qaranimo.com
 » Qorahay.com


Our Debate

Maxaa Jawaab u ah Sababaha ay Soomaalidu la Silcayso!!! -

Dadku waxay marar badan soo hadal-qaadaan, buugaagtana lagu qoraa; Xannaanaynta hooyada ee ubadkeeda, saaxiibtinimada si gaar ah laba ruux u dhex-marta.

Jacaylka ay ilmuhu u hayaan noocyo iyo agab ciyaareed goonni ah iyo dareenno kale oo nafsi ah oo gudaha qofka ka imanaya (Conscious).

Haddaba, jiritaanka xannaanaynta, saaxiibtinimada, jacaylka, naxariista iwm. waxay culimada Cilmu-nafsigu ku sheegeen; inay sababteedu tahay; Caadifad (Sentiment), taasoo saldhig u ah waxa uu qofku ku hamminayo, ku kacayo oo fulinayo.

Hooyo kastaa ubad badan bay aragtaa oo hareeraheeda ku nool, wayna og-tahay in ay xannaanayn u baahan yihiin, hase yeeshee

Ubadka ay iyadu dhashay oo hooyada u tahay bay xannaano gaar ah joogto ugu fidisaa, har iyo habeenna u heellan tahay oo dhabta iyo laabta ku qabataa, dhudhunkataana.

Qof kasta saaxiibbo iyo macaariif badan oo uu garanayo ayaa jira, laakiin, ruux saaxiibbadaas ka mid ah oo dadka uga soocan, xaggiisana aan laga marin ayaa ka mid ah dadkaas.

Lana yiraahdo; "Hebel iyo hebel waa isku shushubtaan!" ama lama kala dhex-galo oo xaasaska oo kaliyaa u kala soocan.

Ruuxa sama-falka jecel, waxna alle u dhiibay, dadka dhibaataysan iyo kuwa taakta-daran oo dhan buu wax-taraa. Waxaase jira dad uu dhibaatadooda si khaas ah ugu dhega-nugul yahay.

Ruuxa aadamiga ahi, hadba dalka uu markaas ku nool yahay ayuu la jecel yahay nabad, xasillooni iyo barwaaqo, laakin, dalkiisii hooyo ee uu asal-ahaan u dhashay ayuu ula sii jecel yahay nabad, xasillooni, barwaaqo, horumar iyo wanaag oo dhan.

Arrimahaas aan soo sheegnay oo dhammi, biya-dhacoodu waa "Caadifad". Taasoo ay culimadu sheegeen, inay leedahay; laba daamood (dhinac) oo kala ah;

"Jacayl" iyo " Nacayb", wixii aan labadaas ahaynna, waa isku-darkood oo ay waxyaabo kalena ku soo biireen.

Tusaale-ahaan; in laga caroodo dulmiga (xad-gudubka), wuxuu ka yimaadaa nacaybta Dulmilowga. Ixtiraamku waa jacayl lagu daray qaddarin, Quursiguna waa nacayb lagu biiriyay ka-didis iyo iska-fogayn.

Caadifaddu, waxay ka timaadaa, xididdana ku leedahay dabeecadda gaarka ah ee la kala dhaxlo, sida; Af-tahanimada, Gabyaanimada iwm. hase yeeshee, waxaa Caadifadda saamayn ku leh oo wax ka baddala

Xaaladaha bulshadeed ee hadba la soo dersa qofka, ama deegaan-bulshadeedka dhan kasta kaga xeeran, sida; qoyska, dugsiga, masjidka, xaafadda, goobta shaqada iwm.

Caadifaddu, waxay ka timaadaa, xididdana ku leedahay dabeecadda gaarka ah ee la kala dhaxlo, sida; Af-tahanimada, Gabyaanimada iwm. hase yeeshee, waxaa Caadifadda saamayn ku leh oo wax ka baddala.

Xaaladaha bulshadeed ee hadba la soo dersa qofka, ama deegaan-bulshadeedka dhan kasta kaga xeeran, sida; qoyska, dugsiga, masjidka, xaafadda, goobta shaqada iwm.

Caadifadda Waddaniyaddu, ruuxa ay ku weyn tahay, waxay ku qaaddaa inuu u adeego waddankiisa, shuruud la'aan ugu shaqeeyo, naf iyo maalba u huro, waxyeellada ka ilaaliyo oo ka dhawro dadka iyo dalkaba.

Ka-qayb galo dhismaha iyo mashaariicda horumarka dalka iyo u adeegga bulshada, isagoo si quman uga qayb qaadanaya, kuna niyad-san.

Ruuxii wax u qabadkaas waddanka laga waayo, danayn waaya, ama iska diida; micnaheedu; waa caadifaddii waddaninimo ayaa ku yar ama uu dhankeeda ka liitaa, kana dhutinayaa.

Taasina waa sababta ugu weyn ee ay Somalidu la silcayso iyo lafta aannu ka jaban-nahay.

««« Go Home

 



Enter Keywords:
Tafsiirka Quraanka
 » Muxaadarooyinka
 » Tafsiir Quraan_1
 » Tafsiir Quraan_2
 » Tafsiir Quraan_3
 » Suurah AlCimraan
 Wareeysigii Maye!!
 
Wareeysigii Maye

 

World Newspaper

 » Al - jazeera.net !!

 » Arab Newspapers

 » Addis-tribune.com

 » Ken. Daily Nations

Halkaan ku sameeyso iidhehda




jammaame.com - All rights reserved - © 2005