jammaame.com <><> B A A F I N <><>jammaame.com

B A A F I N

Wuxuu HALKAAN KA BAAFINEYAA XAASKIISA IYO CARRUURTIISA

FAADUMA CALI AXMED OO AH XAASKEYGA

Carruurtayda oo kala ah:-

  1. Maxamed Xasan Xuseen
  2. Mustafa Xasan Xuseen
  3. Raxma Xasan Xuseen
  4. Ibrahin Xasan Xuseen
  5. Maryan Xasan Xuseen
  6. Cabdulqaadir Xasan Xuseen
  7. Cabdikhadar Xasan Xuseen
  8. Shukri Xasan Xuseen
Carruurteyda waxay isku keen dambeysey 2006, tan iyo maalintaa wax war ah kama haayo halka ay ku suganyihiin, waxaan ka codsanayaa intii ka waka haysa amase meel un ku kala sheegi kara, amase midkooda meel ku og, haddii ay noolyihiin, waxaan ka codsanayaa, inuu igala soo xariira, telkeyga, oo ah: 0025120270374= ethiopia- Addis Ababa .

Fadhlan ciddi taqaan ama war gaarsiinkarto, ha usheegto xaaskeyga iyo carruurteyda inuu Aabbahooda uu noolyahay kuna suganyahay dalka ethipia, Caasimadda Addis Ababa mase hakala soo xariiro shabakada jammaame "jammaame@gmail.com"

lasoo xariir shabakada home



WAXAY HALKAAN KA BAAFINEYSAA ABTIGEEDA

Abuukar Xaaji Xuseen

markii ugu war dambaysay joogay Jammaame

Fadlan ciiddi warkiisa haysa hala xiriir CINWAANKA BAAFIYAHA KOR KU XUSAN.AMASE SHABAKADA JAMMAAME.

lasoo xariir shabakada home



B A A F I N

WAXAAN HALKAAN KA BAAFINAYAA AWOOWGEYGA AMASE WAX UU DHALEY

HASSAN OOKIR ABTOW

MARKA AY DAD OOGU DAMBEYSEY 70 SANO KA HOR, KANA BAXEY MARKA, LAGU SHEEGEY INUU QABTEY DHANKA BAY

FADLAN CIDDI WARKIISA HAYSA, AMASE WAX KASOO JEEDO,LA XARIIR CINWAANKA BAAFIYAHA KOR KU XUSAN.AMASE SHABAKADA JAMMAAME.SOONA RAACI CINWAANKA LAGA HELO, HADDII AY JIRAAN WAX UU DHALEY..

lasoo xariir shabakada home