Jamaame.com waa shabakada cusub ee gobolada koofureed..

 » Home page

 » About us

 » New Articles

 » Our Region News

 » Our Debate

 » Feedback Form

 » Contact Us

 Other Somali Links
 » Allpuntland.com
 » Allwadani.com
 » Arlaadi.com
 » Alldalka.com
 » Aftahan.com
 » Afgoi.com

 » » » B « « «

 » Baidoa.com
 » Banadirsoftware
 » Buurhakaba.com
 » Balcad.com
 » Banadir.com

 » » » C « « «

 » Cayaaraha.com
 » Ceelbuurnet.com
 » Cogwo.org
 » Cadayga.com

 » » » D « « «

 » Dayniile.com
 » Djibnet.com
 » Deeyoo.com
 » Diinsoor.com

 » » » F « « «

 » Falson.org

 » » » G « « «

 » Gedonet.com
 » Geeskaafrika.com
 » Gedonet.com
 » Goobjoog.net

 » » » H « « «

 » Harardhere.com
 » Hilinkatoosan.com
 » Hiiraan.com

 » » » I « « «

 » Idamaale.com
 » Irinnews.org
 » Iibso.com

 » » » J « « «

 » Jowhar.com
 » jamhuuriya.info
 » jiimonet.com

 » » » K « « «

 » kenyasomalis.org
 » Kismayo.com

 » » » L « « «

 » Lafoole.com

 » » » M « « «

 » Markacadeey.com
 » Midnimo.com
 » Maayland.com
 » Midgaan.com

 » » » M « « «

 » Nugaal.net
 » Nugaal.com

 » » » P « « «

 » Pace magazine
 » Puntlandpost.com
 » Puntlandtalk.com

 » » » Q « « «

 » Qandala.com
 » Qaranimo.com
 » Qorahay.com


About Us

Webka Jammaame.com -

Wuxuu balan qaadaayaa inuu noqdo Website dhexdexaad ah oo ay u siman yihiin Soomaalida oo dhan wuxuuna kaliya uu ka hadlaayaa wixii run ah oo la xerriiraa xaaladaha wadanka oo idil meel kasto oo wadanka gudihiisa ah iyo dhacdo kata oo dhab ah.

  • Assaaska website kan wuxuu ku saleeysan yahay cadaalad iyo sinaan. In aan la dulmin qowmiyad kale aanan laga eexan kuwa dulman.

  • Waxaan si bayaan ah halkaan oogu muujineeynaa inaan ka soo horjeesan doono wax alla wixii ku saabsan cadaalad darro lagula kaca gobol ama degmo kale ama halugu soo duulo ama hantidooda halaga dhaco waa waxyaabaha kaliya aan u aasaasnay website kaan inaan kasoo horjeesan doono

  • Anagana waxaan balan qadeeynaa inaan kuwada shaqeeyno midnimada ummadda Soomaaliyeed meel walba ha joogeen dalka gudihiisa iyo dibediisaba. Waxaan u gudbin doonaa wax alla wixii aragti xaq ah aana xitaa fursad u siineeynaa meel ay aragtidooda ka soo dhiibtaan sida qeeybta ah la xeriirta aragti kasoo dhiibashada aan u bixinay (Feedback)

  • Waxaan dadweeynaha ooga sii digeeynaa in uu ka reeban yahay website keena wax alla wixii ka soo horjeeda diinteen Islaamka iyo sharuucda u degsan dalka Soomaaliyeed

Waxaan u hagar baxeeynaa dhamaan soomaalida diyaarka u ah ineey wax ka ogaadaan dhabta ka jirta soomaaliya maanta anagoo dhana raacsaneeyn una dhaxeeynaa ummadda oo dhan.

Haddii la dhihi lahaa ka hadalka dhinaca siyaasadda, waxbarashadda iyo nabadeeynta waxaan hiil iyo hooba ugu taagan nahay inaad ku dadaalno sidaan bulshadda u gubaabin laheeyn ooguna guubaabin laheeyn siddii ay usoo gaaban laheeyd cadaawada ay isu qabaan dhinac weliba.

Waa hoogaamiyayaalkii ka qeyb galey shirkii lagu qabtey dalka Ethiopia 90dii ayaga oo matilaayey danaha gobolka sh/hoose iyo jubbooyinka.. gaar ahaan iyo danaha Soomaaliya oo idil.

"Waxaan u duubanney inaan ka qeyb gallaa dhisma dowlad soomaaliyeed oo loo dhiso si wada jir ah"

Gudigii ka qeey-galay shirka
Magacyada:midig: Dr.Saciid Maxamed Cali, Dr/sa:Mana Suldaan C/raxmaan Cali Ciise, Prof. Maxamed Xarakow. Prof. Maxamed cabdalla(Alla Yaraxma) iyo Mudane Xaaji Axmed Xuseen Tifow (Alla Yaraxma)


Gudigii ka qeey-galay shirka
Mudane Cabdi Warsame Isaaq, iyo Mudane Axmed Xuseen Tifow
(Allaha u naxariistee) iyo Mudane Maxamed Xarakwo, wasiirka arrimaha debedda ee Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil..

««« Go Home

 



Enter Keywords:
Tafsiirka Quraanka
 » Muxaadarooyinka
 » Tafsiir Quraan_1
 » Tafsiir Quraan_2
 » Tafsiir Quraan_3
 » Suurah AlCimraan
 Wareeysigii Maye!!
 
Wareeysigii Maye

 

World Newspaper

 » Al - jazeera.net !!

 » Arab Newspapers

 » Addis-tribune.com

 » Ken. Daily Nations

Halkaan ku sameeyso iidhehda




jammaame.com - All rights reserved - © 2005